Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Maamulkii Dowladda Usoo Magacawdey Gobolka Hiiraan oo Beledweyne Soogaarey
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:323
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:146
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:118
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:458
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 16 2008
Maamulkii Dowladda Usoo Magacawdey Gobolka Hiiraan oo Beledweyne Soogaarey
Written by Ilyaas Axmed   
Friday, 16 May 2008

Beledweyne,(insidesomalia.org)-qaar ka mid ah Mas'uuliyinta cusub ee Maamulka Gooblka Hiiraan ayaa shalay galinkii dambe soo gaaray gudaha Gobolka Hiiraan waxayna ka soo degteen Garoonka Giyaaradaha ee Magaalada B/weyne.

Mas'uliyintan oo gaarayay ilaa 3 xubnod oo kala ahaa gudomiyaha gobolka hiiraan max'ed Axmed Max'ed iyo duqa Magaalada B/weyne Aadan Cabdi cise (Aadan gGraaso) iyo Gudomiyaha Degmada B/weyne Saalax Mumin Yacquub.

Mas'uliyiintan ayaa markii ay ka soo degteen Garoonka ugaas khalif ee Magaalada B/weyne waxaa ay ku hakadeen deegaanka janto-kundisho, halkaasoo saldhig u ah Ciidamada Itoobiyaanka oo ay kulan kula qateen waxayna soo galeen Magaalada xalay waqti dambe, iyagoo seexday Magaalada.

saka ayay qaar ka mid ah Bulshada rayidka iyo Odayaasha la kulmeen waxayna u sheegeen in ay si wada jir ah ula kulmi donaan Itoobiyaanka iyo dadka Gobolka, islamarkaasna ay soo bandhigi donaan waxqabadka ugu horeeyo.

soo dhaweynta xubnaha shalay galinki dambe so gaaray ayaa waxaa ka qeyb qaatay Gudoomiyayaasha Degmooyinka Buulo-burte Cabdi Casiis Cabdulaahi iyo Muuse Cilmi Ciyow iyo qaar ka mid ah Bulshada rayidka.

amaanka xubnaha cusub ayaa waxaa sugayay Ciidamo beeleed oo ay isku heebyihin xubnahan Maamulka cusub, walow xarunta Maamulka gGbolka ay fariisin u tahay Ciidamada Itoobiyaanka, hadana lama oga halak ay ku shaqeyndonaan Maamulkan cusub, waxayna saraakiisha Itoobiyaanku horay u balan qaadeen in ay ka bixi donaan Magaalada hadii ay imaadaan Maamulka cusub, balse hada ma muuqato ififaale muujinayo in ay ka bixi rabaan Gudaha Magaalada

imaanshaha xubnaha Mamaulka cusub ayaa waxaa uu ku so beegmayaa xili xubnihii la magacaawnaay dhowaantan ay dideen xilalkii loomagacaabey.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >